Class Project (A.U.S) - Form Four [2021]
Class Project Waa project loogu talagalay inaan ka faa'iidaystaan ardayda Form 4
About Class Project (A.U.S) - Form Four [2021]
Class Project (A.U.S) - Form Four [2021] waa Application ay ku diyaarsan yihiin maadooyinka lagu dhigto dugsiyada somaliya khaas ahaan fasalka Form 4.
Waxaa ka qayb qaatay diyaarinta applicationka ardayda dhigata dugsiga Arafat Primary And Secondary School oo kuyaalo caasimada Muqdisho.
Waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda Dugsiga sare ee wax ka dhigta dhamaan dugsiyada kuyaalo dalka soomaaliya, iyo sidoo kale ardayda dhigata dugsiyada dhexe.
Waxaan rajaynaynaa inuu anfici doono arday badan oo dhigta dugsiyada sare iyo dhexe.
Waxaa iskugukiin soo dubo-riday Kulmis Studio.
Fadlan nagula wadaag ra'yigaada Emailka hoose:
[email protected]
Similar Apps
Arbaciin - 40 Xadith Ee Nawawi
Waa kitaabka Arbaciinu Nawawi, oo lagu fasiray afsomali, waxaan rajaynayaa inaad ka...
Murti iyo Xikmad - Afsomali
Murti iyo Maahmaah, Xikmado iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo...
Suaalo Diini ah [2022]
Waa suaalo laga soo gaabiyay applicationka Kadis Diini - For All [2022]...
Xikmado Cusub
Xikmado cusub iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo kale waxaa...
Aqoon - Aqoon Guud & Maskax
Waa application aad ku kobcin karto aqoontaada iyo maskaxdaada, waxaan ku diyaarsan...
Class Project Lite [2022]
Class Project Lite waa application loogu tala galay ardayda soomaaliyeed gaaar ahaan...
Frequently Asked Questions (FAQ)