Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan [2021]
Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan
About Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan [2021]
Application ka wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Bisha Ramdaan iyo mawduucyo kale oo la xidhiidha sida Dhacdooyinka bisha ramadaan, Zakaatul Fidriga & sidoo kale Ducooyin kasoo arooray Nabiga (s.c.w).
Waxaa kale oo aad applicationka ku diyaarsan suaalo ku saabsan bisha ramadaan oo aad ku tijaabin karto aqoontaada ku aadan axkaamta ramadaanka.
Macduucyada uu ka hadlayo buugan waxaa kamid ah kuwa hoos ku xusan:
Waa Maxay Soon ?
Taariikhda Soonka
Waajibnimada Soonka
Arimaha Waajibiya Soonka
Soonka La iska Reebay
Ducada Markay Bil Dhalato
Fadliga Soonka & Aadaabta Ruuxa Sooman
Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan
Shuruudaha Soonka
Waxyaabaha Soonka Jabiya
Arkaanta Soonka
Sunnooyinka Soonka
Ducada Marka la Afuro
Ducada Ruuxa Afur Lasiiyo
Laylatul Qadri
Calaamadaha Laytul Qadri
Zakaatul Fidriga
Ciidul Firdiga
Gabagabo & Gunaanad
Fadlan Ra'yigaada nala wadaag adigoo noogu soo diraya Emailka hoos ka muuqda ama numberka WhatsAppka ee ku jira gudaha applicationka.
Mahadsanid
Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan [2021] details
Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan [2021] is a free Books & Reference app for Android with 100+ installs on Google Play and a 4.7/5 average rating from 6 ratings. It was released on April 3, 2021 and last updated on April 11, 2021. It's developed by Kulmis Studio. It requires Android 4.1 or later. The app contains ads.
- Category
- Books & Reference
- Rating
- 4.7 / 5 (6 ratings)
- Installs
- 100+
- Price
- Free
- In-app purchases
- No
- Ads
- Contains ads
- Current version
- 2.5
- Size
- 12M
- Requires Android
- 4.1 and up
- Content rating
- Rated for 3+
- Released
- April 3, 2021
- Last updated
- April 11, 2021
- Developer
- Kulmis Studio
What’s new in Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan [2021]
Ramadaan Kariim New Features added. Bug Fixed.
Version 2.5 · Updated April 11, 2021
Similar Apps
Arbaciin - 40 Xadith Ee Nawawi
Waa kitaabka Arbaciinu Nawawi, oo lagu fasiray afsomali, waxaan rajaynayaa inaad ka...
Xikmado Cusub
Xikmado cusub iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo kale waxaa...
Class Project Lite [2022]
Class Project Lite waa application loogu tala galay ardayda soomaaliyeed gaaar ahaan...
Capital Cities - Caasimadaha
Ma taqaan Caasimada dalka Somalia ?Ma taqaan Caasimada dalka USA?Ma taqaan Caasimada...
Murti iyo Xikmad - Afsomali
Murti iyo Maahmaah, Xikmado iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo...
Suaalo Maadi ah oo Cusub 2022
Waa suaalo Maadi ah ama Aqoon guud oo u diyaarsan hab fudud...