Back to Top
Kadis Diini Screenshot 0
Kadis Diini Screenshot 1
Kadis Diini Screenshot 2
Kadis Diini Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Kadis Diini

Kadis Diini waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee ku baxaya luuqada somaliga.

Kadis diini wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta sida: Quranka, axaadiithta nabiga, siirada, axkaamta IWM.

Gamekan waxyaabaha uu ka kooban yahay waxaa ka mid ah:
1. Play Now: waa meesha aad ka bilaabaysid gameka.
2. Settings: waa meesha aad ka maamuli karto fadhiga gameka waxaana ku jira Features badan.
3. TODO: waa meesha aad kala socon karto waxyaabaha lagaa rabo inaad dhamaystirto ee gameka.
4. Shop: waa qolka aad ka gadan karto Features kala duwan sida: Timer, Hint, Fonts, Wallpaper IWM.
5. Bonus: waa maqaalo iyo topica dheeraad ah oo ku xidhiidhsan gameka oo aad ka heli karto Points badan!
6. Leaderboard: waa qaybkale oo xiiso leh oo ku jirta kadis diini, qaybta waxay kuu suurto galinaysaaa inaad kula tar-tan to asxaabtaada iyo familyga si Online ah😀.
7. MorApps: waa meesha aad kala socon karto applicationada iyo gameska cusub ee xiga.

Kadis Diini waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka oo ku hadla luuqada somaliga.

Similar Apps

Arbaciin - 40 Xadith Ee Nawawi

Arbaciin - 40 Xadith Ee Nawawi

0.0

Waa kitaabka Arbaciinu Nawawi, oo lagu fasiray afsomali, waxaan rajaynayaa inaad ka...

Murti iyo Xikmad - Afsomali

Murti iyo Xikmad - Afsomali

0.0

Murti iyo Maahmaah, Xikmado iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo...

Class Project Lite [2022]

Class Project Lite [2022]

4.4

Class Project Lite waa application loogu tala galay ardayda soomaaliyeed gaaar ahaan...

Suaalo Diini ah [2022]

Suaalo Diini ah [2022]

0.0

Waa suaalo laga soo gaabiyay applicationka Kadis Diini - For All [2022]...

Calamada Aduunka - World Flags

Calamada Aduunka - World Flags

0.0

Ma taqaan calanka somalia ?Ma taqaan calanka Kenya ?Ma taqaan calanka Sweden...

Xikmado Cusub

Xikmado Cusub

0.0

Xikmado cusub iyo Erayo dhiiragalin ah oo ku qoran Afsomali.Sidoo kale waxaa...

author
Ok
Hero Kungfu HK Geesiga Soomaaliyeed
author
Masha Allah waa app ad uwanagsan ajir Allah idiinka siyo qof so diiyariiyey
Habiba Othman
author
Nice
Sihaar Lovely
author
masha allaah
Fadumo Rashid
author
I like this application 👌👌 it is so cool.
Maxamadey Cade
author
I like kedis diini ah thank you very much
Qiso chennals