Dugsiga Al-micraaj
Schoolware waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta .
About Dugsiga Al-micraaj
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .
Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
Similar Apps
Aqoon Kaab
oo loo aas-aasay, si loo kaafiyo baahiyaha ardayda soomaaliyeed, waxbarashadana loo baahiyo...
Faahim Academy
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...
Just Alumni
waxa uu u sahlayaa ardayda ka qalin badalatay jaamacada jamhurriya in ay...
Daarul Mustaqiim
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...
Ayuuto
Macamil howshada ku fudedyso ayuuto app adiga oo halkan ka heli kara...
Rabiicul Ahli School
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...