About Imaamu Sakhaawi
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .
Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .
Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
Similar Apps
Aqoon Kaab
oo loo aas-aasay, si loo kaafiyo baahiyaha ardayda soomaaliyeed, waxbarashadana loo baahiyo...
SomQuiz
SomQuiz is the most effortless way to practice and master what you’re...
Dugsiga Macalin Shaacir
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...
Dugsiga Al-micraaj
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...
Faahim Academy
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku...
Just Alumni
waxa uu u sahlayaa ardayda ka qalin badalatay jaamacada jamhurriya in ay...