najashi
Najashi East African Marketplace Business
East African Marketplace
- Downloads
- 16.8K+
- on Google Play
- Price
- Free
- No in-app purchases
- Updated
- Feb 28
- 2024 · v41.7.0
Screenshots
About najashi
Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aasaasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan.
Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaasoo ah mid aan saameyn badan leheyn.
Najashi ayaa fursad u siinaya ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda, isagoo u damaanad qaadaaya in oo u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kalana oo macmiilka wax iibsaday guriigsa ugu geyn doono shayga oo ka iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan.
Najaashi ayaa ka kooban 2 qeybood oo kala ah :-
1- Baqaale (online store) : waxaad ka heli doontaa dhamaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee ka jira gudaha dalka kuwaas oo aad ka iibsan doonto alaabta aad u bahan tahay adiga oo gurigaaga jooga.
qiimuhu waa mid ku raali geliya sheyguna wakii aad rabtay.
2 - Geyn (Delivery): waxaa laguu keeni doona dhamaan alaabta aad ka iibsatay adeega Najashi iyado lagaaga soo qaadi doono ganacsigii aad ka iibsatay iyadoo laguugu keeni doono hoygaaga.
Najashi Ma aha kaliya suuq geeye ee waa isku xiraha iyo fududeeyaha baahida bulshada.

What’s new
Version 41.7.0 · Updated February 28, 2024
UI update , Classes, Multipayment and more
User reviews
Ok
Mashallah Alah
Amazing app
Wa cajiib
Horo u socda
AAD BAAN IDINKAMAHAD CELINAYAA JIRA OO JOGA WALIGIIN WAXAAN JECLAAN LAHAA DALABAADKA DIBADA IN LUGU DARO OO HALKAN AAN KADALBANO NAJASHI
Frequently asked questions
Najashi waa suuq ganacsi miya?
Haa, Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah.
Suuqaan ka ahaa salaanta qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, ma bedelo?
Haa, ahmiyada loo aas-aasay Najashi ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato.
Suuqa Najashi wuxuu siinayaa fursad ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn, miyaa?
Haa, Najashi fursad siinayo ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda.
Sidoo kale, miyaad u sameyn doontaan suuq geynta balaaran?
Haa, Najashi u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kale oo u iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan.
Waxaad ka heli doontaa baqaale (online store) ee Najashi?
Haa, waxaad ka heli doontaa baqaale (online store) ee Najashi oo ku leh dhamaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay.
Geynta alaabta aad ka iibsatay Najashi, waxaad ku soo qaadi doontaa?
Haa, Najashi laguu keeni doono geynta alaabta aad ka iibsatay iyadoo laguugu keeni doono hoygaaga.
Suuqa Najashi waa kaliya suuq ganacsi miya?
Maya, Najashi waa suuq ganacsi isku xiraha iyo fududeeyaha baahida bulshada.
Alternatives to najashi
Looking for apps like najashi? Here is 1 similar Android app on Google Play.
| App | Rating | Price | Installs | Last updated | Compare |
|---|---|---|---|---|---|
| najashi | – | Free | 10,000+ | Feb 28, 2024 | |
| Duuliye Airlines | – | Free | 50+ | Jun 14, 2022 | Compare |
Compare najashi with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →