Kobciye Coop App
kobciye Finance iPhoneiPadiPod touch
Kobciye Coop App is a free Finance app for iPhone and iPad by kobciye. Rated 5.0/5 from 1 ratings. Requires iOS 13.0. Updated June 4, 2026.
- Rating
- 5.0
- 1 ratings
- Price
- Free
- on the App Store
- Size
- 36 MB
- Age 4+
- Updated
- Jun 4
- 2026 · v1.0
Screenshots
About Kobciye Coop App
Kobciye Coop App waa barnaamijka rasmiga ah ee Iskaashatada Kobciye, oo ah iskaashato Soomaaliyeed oo loo wada siman yahay, una adeegta dhammaan bulshada Soomaaliyeed. Iskaashatada Kobciye waxaa la aasaasay bishii Juun 2016, iyadoo ujeeddadeedu tahay maalgelinta wax-soo-saarka, horumarinta dhaqaalaha, iyo kobcinta fursadaha maalgashi ee gayiga Soomaaliyeed. Barnaamijkani wuxuu u sahlayaa xubnaha inay si fudud u helaan xogtooda, ula socdaan adeegyada iskaashatada, isla markaana uga faa’iidaystaan adeegyada maaliyadeed iyo kuwa maamulka ee Kobciye. Waxyaabaha Aad Ku Qaban Karto App-ka • Daawashada xogta xubinnimada • La socodka lacag-bixinnada iyo koontooyinka • Helitaanka aqoonsiga xubinnimada (Member ID) • Daawashada mashaariicda iskaashatada • Gudbinta talooyin iyo cabashooyin (Feedback) • Helitaanka wararka iyo ogeysiisyada muhiimka ah Ku Saabsan Iskaashatada Kobciye Iskaashatada Kobciye waxay ku dhisan tahay qiyamka iyo mabaadi’da iskaashatooyinka caalamka, kuwaas oo ay ka mid yihiin: Isxilqaannimo iyo xubinnimo u furan qof kasta. Maamul dimuqraadi ah oo ay xubnuhu soo doortaan. Ka qaybgal dhaqaale oo ay xubnuhu leeyihiin. Madaxbannaani iyo is-maamul. Waxbarasho, tababar iyo wacyigelin. Iskaashi dhexmara iskaashatooyinka. U adeegidda iyo horumarinta bulshada. Kobciye Coop App wuxuu kuu keenayaa adeegyada iskaashatada si ammaan ah, hufan, oo casri ah, adigoo ka faa’iidaysanaya tiknoolajiyada casriga ah.
App privacy
The developer, kobciye, reported these privacy practices to Apple.
Data Not Linked to You
The following data, which may be collected but is not linked to your identity, may be used for the following purposes:
- Contact Info: Email Address, Name
Used for: App Functionality
Alternatives to Kobciye Coop App
Looking for apps like Kobciye Coop App? Here are 6 similar apps on the App Store. The highest rated is PaySii Referral (4.3/5), and all 6 are free to download.
| App | Rating | Price | Last updated | Compare |
|---|---|---|---|---|
| Kobciye Coop App | 5.0 / 5 (1 rating) | Free | June 4, 2026 | |
| imaalgeli | 3.0 / 5 (2) | Free | Jan 1, 2026 | Compare |
| T-Plus | 4.2 / 5 (81) | Free | Aug 24, 2026 | Compare |
| eBesa | 4.0 / 5 (2) | Free | Sep 24, 2026 | Compare |
| PaySii Referral | 4.3 / 5 (7) | Free | Apr 13, 2026 | Compare |
| Banana Pay | 3.8 / 5 (62) | Free | Oct 15, 2026 | Compare |
| DahabPlus | 4.1 / 5 (94) | Free | Oct 27, 2026 | Compare |
Compare Kobciye Coop App with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →