AppPage.net

Screenshots

  • Dalab Online Shopping App screenshot 1
  • Dalab Online Shopping App screenshot 2
  • Dalab Online Shopping App screenshot 3
  • Dalab Online Shopping App screenshot 4

About Dalab Online Shopping App

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan. Ka xuloDalab Online: 1. Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa . 2. Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga. 3. Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato. 4. Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed. Key Features: 1. Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada. 2. Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier wallet, Zaad iyo kuwa badan. 3. Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay. 4. La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo. Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka? 1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay. 2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda. 3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta. For contact: Email: [email protected] phone number: +252 61 2597175 Social Media Accounts :- www.facebook.com/dalabonline1 www.instagram.com/dalabonline www.youtube.com/dalabonline www.twitter.com/dalabonline

App privacy

The developer, Abduwahab Hashi, reported these privacy practices to Apple.

Data Not Collected

The developer does not collect any data from this app.

Alternatives to Dalab Online Shopping App

Looking for apps like Dalab Online Shopping App? Here are 6 similar apps on the App Store. The highest rated is Milkiile (5.0/5), and all 6 are free to download.

Dalab Online Shopping App vs. alternatives
App Rating Price Last updated Compare
Dalab Online Shopping App – Free June 15, 2024
Waafi Supermarket – Free Apr 23, 2025 Compare
Sanaabil App – Free Mar 6, 2024 Compare
Gado24 – Free Mar 23, 2026 Compare
Soomar 4.4 / 5 (7) Free Oct 17, 2026 Compare
Milkiile 5.0 / 5 (2) Free Jul 2, 2026 Compare
Suuqa App: Somalia Marketplace 5.0 / 5 (6) Free Mar 18, 2026 Compare

Compare Dalab Online Shopping App with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →