Back to Top
Jaamacadaha Screenshot 0
Jaamacadaha Screenshot 1
Jaamacadaha Screenshot 2
Jaamacadaha Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Jaamacadaha

Appka Jaamacadaha waa program Bilaash (Free) ah fududeynaya isku xirka jaamacadaha iyo ardayda cusub ee daneyneysa ku biirida jaamacada.
Qeybta Jaamacadaha
Jaamacadaha waxay soo gelin karaan fakaltiyada ay bixiyaan, warbixin ku saabsan xogta guud ee jaamacada sida Vision, Mission, about iyo Meelaha jaamacada lagala soo xiriiri karo.
Sidoo kale jaamacadaha waxay soo gelin karaan muuqaal guud oo kusaabsan jaamacada ama muuqaal loogu tala galay admission ka cusub ee sanad dugsiyeed kasta ku haboon iyadoo Muuqaalka la dhigayo Chanelka Youtube ka jaamacada kadibna lagu xirayo Appka.
Jaamacada waxay kaloo soo gelin karaan fursadaha deeqda waxbarasho ee ay hayaan sida Full Scholarship iyo Discount.
Jaamacadaha waxay ardaydooda ku ogeysiin karaan ama ugugudin karan Dhacdooyinka, Lacag bixinta, Seminaarada iyo Xafladaha iyadoo Notification ahaan uu si fudud ugu gaarayo dhammaan ama ardayda Jaamacada kaliya.
Jaamacadaha Waxay toos ugu xiri karaan Appka Jaamacada ay leedahay ama in Appka Jaamacadaha ay u istcmaasho meel ay ardayda Natiijooyinka imtixaanka.
Jaamacadaha waxaa la siinayaa tababar ku saabsan sida ay uga faa’ideysan karaan Appkaan, una soo gashan karaan xogaha jaamacada, sidoo kalana ula socon karaan Ardayda soo codsatay jaamacada.
Qeybta Ardayda Dhigata ama ka qalin jabisay Jaamacadaha
Ardayda dhigata jaamacadaha ama ka qalin jabisay waxay soo gelin karaan Tusmooyin ku saabsan waxa jaamacada ka barteen, kana f’ideen sidoo kalana waxay kuusoo dhawyn karaan uguna baaqi karaan kuusoo biirida Jaamacada ay dhigtaan.
Sidoo kale ardayda waxay ka heli karaan Su’aalo iyo Jawaabo Aqoon korosi ah oo ku saabsan fakaltiyada ay dhigtaan.
Ardayda Jaamcadaha waxay kaloo kala socon karaan Seminaarada iyo Tababarda ay bixiyan hay’adaha, Shirkadaha ama jaamacadaha kale.
Qeybta Ardayda Cusub
Ardayda ama waalidiinta iyo guud ahaan bulshada inteeda kale waxay si fudud uga baari karaan xogta jaamacadaha oo muqaal iyo qoraal ah sida Fakaltiyada, Fursadaha waxbarasho iyo xogta guud ee jaamacadaha.
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan Tuamooyinka ay jaamacadaha ka bixiyeen Ardayda ka qalin jabisay ama dhigata jaamacdaha, sida Magaca ardayga, Fakaltiga uu bartay, Halka uu kashaqeeyo iyo wuxuu jaamacada ka faa’iday kana kororsaday intuu dhiganayay.
Ardayda waxay kaloo ka heli karaan talooyin ku saabsan doorashada Fakaltiyada, Baraarujinta Hab dhaqanka jaamacadaha, Maahmaayo waxbarashada ku saabsan, Waxaad kala socon kartaa tirade iyo tayada jaamacadaha gobolka banaadir iyo gobolada kale.
Waxaad kaloo ka heli kartaa Fursadaha waxbarashada dibada sida dalalka Turkiga, Uganda, Bangaldesh, Malasia, Pakistaan, Ruushka iyo Wadamo kale.

Similar Apps

Al Tanwiir School App

Al Tanwiir School App

0.0

Al Tanwiir School App wa application ay isticmaali karan ardada iyo waalidiinta...

Hubaal rent

Hubaal rent

0.0

Hubaal Rent App waxaad ka heleysaa guryo kiro ah...

Golden University Admission

Golden University Admission

0.0

Golden University Admission App waa application online ah aad ku sameyn karto...

Adult Commercial School

Adult Commercial School

0.0

Adult school app wa app u fududeenaayo ardada dhigata dugsiga adult in...

Golden University App

Golden University App

0.0

Golden University App waa app loogu talagalay ardayda dhigata jaamacada si ay...

Daaru Salaam University App

Daaru Salaam University App

0.0

Daaru Salaam University App waa app loogu talagalay ardayda dhigata jaamacada si...

author
Good
Al-fajri Juungal
author
Masha allah waa hormar aynu ku talaabsane insha allah is badallo badan oo kala dewan rajeeeyneyna 2022. Waxaa kale la hadlayaa Dadka rayiga wanagsn soo dhiibanaayoo kusoo qorro luqadiiina oo is muujiya sooma...
Abdurrahman Mohamed
author
this app you can understand its name !keep moving kaafiye
abaas ali
author
it should be easy to instal and after installation has not function, there is a problem so, you have to solve. good
xuseen salaad mocallim taraawiix
author
Maashaa Allaah, waa app aad u qiima badan, oo muhiim u ah dhammaan ardeyda dalka wax ka barata iyo guud ahaan goobaha wax barashada gaar ahaan kuwa dalka. Waxaan bogaadinayaa guud ahaan howl wadeennada Shirk...
Muxammed Cabdullaahi
author
Umada waa soomaali Maxaa u diidey in comment iga af soomaali ku soo qoraaan hhhhh English ayaad bac qafiif duleelsan ku sidaaan asxaaapey wallaaaahi....📚📚📚📚
Ibrahim Ibrahim aadan mursal