AppPage.net

Screenshots

  • Ayaan Data screenshot 1
  • Ayaan Data screenshot 2
  • Ayaan Data screenshot 3
  • Ayaan Data screenshot 4
  • Ayaan Data screenshot 5
  • Ayaan Data screenshot 6
  • Ayaan Data screenshot 7
  • Ayaan Data screenshot 8

About Ayaan Data

Ayaan Data waa app-ka ugu fudud ee aad ku iibsan karto xirmooyinka Interneka iyo wacitaanka dhammaan shabakadaha waaweyn ee Soomaaliya — Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel iyo Somlink — dhammaantood hal app gudihiis ah.

⭐ WAXAAD KA HELEYSAA AYAAN DATA:

Anfac Kuhadal: Xirmooyin wacitaan + daqiiqado

Anfac Plus (GB): Xirmooyin Internet oo GB ah

Unlimited Data & Voice: Xad la'aan Internet iyo wac

Unlimited Calls: Wicitaan xad la'aan ah

5G Plus: Xawaare sare oo 5G ah

ADSL Arday & ADSL Plus: Xirmooyin gaar u ah ardayda iyo guryaha

Kaar Kuhadal: Kaararka wac ee kala duwan

💳 HABABKA LACAG BIXINTA:
Waxaad ku bixin kartaa lacagta adigoo isticmaalaya:

EVC Plus

Jeeb

E-Dahab

Premier Bank

📶 OFFLINE MODE:
Xitaa markaad tahay offline, Ayaan Data wuxuu ku ogolaanayaa inaad aragto xirmooyinkaaga hore loo keydiyay si aad ugu iibsato marka aad soo xidhanto internet-ka.

What’s new

Version 1.0.0 · Updated October 1, 2026

Ayaan Data ka iibso internet raqiis ah, una iibi asxaabtaada waqti kasta xittaa adigoo offline ah.

Alternatives to Ayaan Data

Looking for apps like Ayaan Data? Here are 6 similar Android apps on Google Play. All of them are free to download.

Ayaan Data vs. alternatives
App Rating Price Installs Last updated Compare
Ayaan Data – Free 10+ Oct 1, 2026
Cawaale Data – Free 5+ Oct 9, 2026 Compare
Shiine Data – Free 1+ Oct 9, 2026 Compare
Luubaan Data – Free 10+ Oct 8, 2026 Compare
Kacaan Data – Free 1+ Oct 8, 2026 Compare
Hurdaaye – Free 100+ Oct 3, 2026 Compare
Galeyr Data – Free 5+ Oct 1, 2026 Compare

Compare Ayaan Data with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →

Similar apps on Google Play