AppPage.net

Screenshots

  • Buugga Ganacsiga screenshot 1
  • Buugga Ganacsiga screenshot 2
  • Buugga Ganacsiga screenshot 3
  • Buugga Ganacsiga screenshot 4
  • Buugga Ganacsiga screenshot 5
  • Buugga Ganacsiga screenshot 6
  • Buugga Ganacsiga screenshot 7
  • Buugga Ganacsiga screenshot 8

About Buugga Ganacsiga

Buugga Ganacsiga — Diiwaanka & Xisaabta Ganacsigaaga (Digital Ledger App)

Ka tag buugga waraaqaha ah oo ku maamul xisaabta dukaankaaga ama ganacsigaaga si nidaamsan, degdeg ah, asturan oo bilaash ah!

Buugga Ganacsiga (Buugga Xisaabta) wuxuu kuu bedelayaa buugga waraaqaha ah ee xisaabinta ganacsigaaga. Ku maamul Deynta, Dhigashada, Macaamiisha, Sarrifka Lacagaha, iyo Kaydinta Xogta dhammaan hal meel.

🚀 Tilmaamaha & Faa'iidooyinka Waaweyn

💰 Deyn & Dhigasho

Maamul Deynta: La soco lacagta iyo agabka ay macaamiishu qaateen ama aad ku leedahay.

Dhigashada Lacagta: Kaydi oo la soco lacagaha ay macaamiishu kuu dhiibteen.

Arag Hadhaaga: Ogow haraaga macmiil kasta hal taabasho.

Dhaqdhaqaaq Diiwaangelin: Diiwaangeli lacag-bixin ama dhaqdhaqaaq kasta oo xisaabeed si degdeg ah.

👥 Maamulka Macaamiisha

Profile gaar ah oo loo sameeyo macmiil kasta.

Raadin Degdeg Ah (Fast Search): si loo helo xog kasta oo ku saabsan macmiil kasta.

U dir xasuusin (reminders) macmiilka si ay deynta kuugu soo bixiyaan waqtigeeda.

📖 Buugaag Ganacsi oo Kala Duwan

Waxaad sameyn kartaa buugaag kala duwan.

Bilow Eber: Buug cusub oo eber ka bilaabma.

Bilow + Haraaga Wad: U wareeji haraagii hore ee macaamiisha buugga cusub.

Buugaagtii hore si ammaan ah ayaa loo kaydinayaa si aad dib uga eegto Taariikhda.

📅 Taariikhda & Nidaamka Xisaabta

Ogow macaamiisha khatarta ah ee deyntu ku raagtay.

La soco dhammaan lacagihii la bixiyay, taariikhda, iyo waqtiga la sameeyay oo dhan.

🔔 Xasuusin & Hawlo Muhiim Ah

Samee xasuusino (Reminders) oo leh taariikh gaar ah oo ku saabsan ganacsigaaga.

Kaydi qoraallada iyo hawlaha kuu dhiman (To-Do List).

💱 Sarrifka Lacagaha (Multi-Currency)

Taageerada lacagaha: USD, Somali Shilling (SOS), iyo Somaliland Shilling (SLSH).

📊 Dashboard Cad & Aragti Guud

Shaashad kooban oo kuu muujinaysa: Lacagta kuu taal, deynta lagugu leeyahay/aad ku leedahay, iyo xisaabaadka u baahan fiiro gaar ah.

☁️ Kaydinta & Ammaanka Xogta

Google Cloud Backup: Xogtaada ku kaydi akoonkaaga Google si aadan waligaa u waayin.

JSON & CSV Export: Export si fudud ugu wareeji xogtaada telefan cusub.

App Lock: U yeel lambar sir ah ama amaan si dadka kale aysan u furan karin xogtaada ganacsi.

🏪 Yaa Loogu Talagalay?

Dukaamada & Ganacsiyada yaryar
Ganacsatada Jumladleyda ah
Ganacsiyada la macaamila Deyn & Dhigasho ama Sarrifka Lacagaha

Qof kasta oo raba inuu ka guuro buugga waraaqaha ah una gudbo diiwaan dijitaal ah

💡 Maxaad ka faa'iidaysaa Buugga Ganacsiga?
Waxaad si fudud u ogaaneysaa:
Cidda kugu leh.
Cidda aad ku leedahay.
Lacagta kusoo gashay & lacagta baxday.

Lasocoshada Halka uu ganacsigaagu marayo!

📧 Nala soo xiriir: [email protected]
© 2026 Buugga Ganacsiga

What’s new

Version 8.0.1 · Updated September 4, 2026

• Changed the app design for a better look and feel • Fixed bugs and improved workflow performance • Buuga Xisaabta Meheradaha • La soco xisaabta meherada si fudud • La soco lacagta deynta meherada si fudud • La soco lacagta dhigashada meherada si fudud • U dir macmiilka xasuusin WhatsApp

User reviews

Usemo Shank
Usemo Shank
Nice, Waa shaqeynayaa appku lkn waxaad kusoo kordhisaa qaybo cusub wl. waan kulasoo wadaagi wixii cusub ee Ganacsi looga baahanyahay

Alternatives to Buugga Ganacsiga

Looking for apps like Buugga Ganacsiga? Here are 6 similar Android apps on Google Play. All of them are free to download.

Buugga Ganacsiga vs. alternatives
App Rating Price Installs Last updated Compare
Buugga Ganacsiga – Free 100+ Sep 4, 2026
GLOBAL INVEST MF ONLINE – Free 10+ Jul 31, 2026 Compare
All4one Data – Free 500+ Aug 18, 2025 Compare
Mero Mobile Banking – Free 100+ Oct 8, 2026 Compare
Asset Bloom Finserve – Free 5+ – Compare
Databservices – Free 10+ – Compare
코스피 AI – Free 5+ Aug 27, 2026 Compare

Compare Buugga Ganacsiga with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →

Similar apps on Google Play