AppPage.net

Screenshots

  • Bajaajle screenshot 1
  • Bajaajle screenshot 2
  • Bajaajle screenshot 3
  • Bajaajle screenshot 4
  • Bajaajle screenshot 5

About Bajaajle

Soo dajiso Bajaajle app. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.
Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.

AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH
• Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin.
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo.
• Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa.

QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan.
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan.
• Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa.

HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO
• Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo.
• Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa.

DARAWALLADA:
La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka.

Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.

What’s new

Version 1.0.4 · Updated October 6, 2026

Performance and Drivers Dispatch Fix

User reviews

Siijire
Siijire
Best App for somali bajaaj riders
Nuurdiin Axmed
Nuurdiin Axmed
The best one so far 🥳
wakiil callcenter2025
wakiil callcenter2025
waa app loo baahnaa sii hormariya
Hussein Dahir Ali
Hussein Dahir Ali
Guuleysta Dhalinyaro
Shafii Siyad Adow
Shafii Siyad Adow
waxaan rajeynaa app kaan dad badan inuu anfaco horumar wacan idiin rajeynaa keep going
Anas abdulkadir abdirahmaan
Anas abdulkadir abdirahmaan
waa hal abuur waqtigiisa ku yimid guuleesta sxbyaal ku dadaala amniga bajaajleyda iyo shacabka yaan la isku dhax dhuuman

Alternatives to Bajaajle

Looking for apps like Bajaajle? Here are 6 similar Android apps on Google Play. All of them are free to download.

Bajaajle vs. alternatives
App Rating Price Installs Last updated Compare
Bajaajle – Free 1,000+ Oct 6, 2026
Vee Driver – Free 50+ Sep 28, 2026 Compare
Taxitour (Conductor) – Free 100+ Oct 2, 2026 Compare
Fresim – Free 1+ Oct 15, 2026 Compare
Here & Home - Travel Converter – Free 10+ Oct 5, 2026 Compare
SailLog - Sailing Logbook – Free 100+ May 12, 2026 Compare
Junto – Free 100+ Sep 30, 2026 Compare

Compare Bajaajle with the top alternatives: ratings, updates, ASO score and keyword gaps →

Similar apps on Google Play