Back to Top
Murtida Abwaanka Screenshot 0
Murtida Abwaanka Screenshot 1
Murtida Abwaanka Screenshot 2
Murtida Abwaanka Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Murtida Abwaanka

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa’iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:
- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.
- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.
- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda …”

Similar Apps

Soomaali MALL

Soomaali MALL

0.0

SOOMAALI DIGITAL MALLMall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo...

Hal-Abuur Zeko

Hal-Abuur Zeko

0.0

Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah:- Diinkuba talaabuu rogaa taag yaraan...

Barashada Salaada

Barashada Salaada

5.0

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka...

Barashada Dahaarada

Barashada Dahaarada

0.0

Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo...

Diiwaanka Mirqaanka

Diiwaanka Mirqaanka

0.0

1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka. Qaadku...

Soomaal Technology

Soomaal Technology

0.0

Soomaal Technology waa xafiis u taagan sameynta barnaamijyada kombuyuutarka, sida:1: Desktop Applications2:...

author
Dadaal xooggan baad muujiseen garabkiina Alla ha galo
Mohamed Abdimajid Samatar
author
Maashaa Allaah Hormar Wanaagsan ayaa sameyseen Good job💯👍👏
Ku Farax Xaqqa
author
Abwaan
Abdullahi Omar
author
Good
ZAMRAAWI Channal
author
Great app
Saida Axsan
author
Application aad u fiican
Aamiin C/risaaq