Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.
In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii sakadu, waxa ay ku sheegan tahay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.
Sakadu waxa ay u qaybsan taa laba:
- Sakaatu Fitri.
- Sakaatu Maal.
Faa'iidooyinka Sakada waxa ka mid ah:
1. Qofka waxa ay u fudeydisaa Alle-Ka-Cabsiga.
2. Qofka waxa ay u sahashaa Dhaqanka Wanaagsan.
3. Qofka waxa ay kala dagaalantaa bakheylnimada.
4. Waxa ay ka qayb qaadataa isku soo dhawaanshaha bulshada.
Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida...
Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka...
SOOMAALI DIGITAL MALLMall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo...
Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah:- Diinkuba talaabuu rogaa taag yaraan...
Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo...
1. Hindise lagu yareynaayo Aafada Qaadka.1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka. Qaadku...
Created with AppPage.net
Similar Apps - visible in preview.