Back to Top
tUgaarsade Screenshot 0
tUgaarsade Screenshot 1
tUgaarsade Screenshot 2
tUgaarsade Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About tUgaarsade

tUgaarsade waa App kooban oo Aqoon kororsi ah, kuna shaqeynaya Internetka. Waydiinta markaas taagan ayaa loo yaqaannaa Ugaar, taas oo lagaa rabo inaad iskudday ka bixiso, mararka qaar ayaa ku xusan Abaalmarin oo qofka sida saxda uga jawaabo lagu guddoonsiinayaa Abaalmarinta ku xusnayd.

tUgaarsade wuxuu leeyahay:-

- Ugaar bisil: oo ah Waydiin leh afar Iskudday oo midi sax tahay.
- Ugaar cayriin: oo ah Waydiin toos ah oo lagaa sugayo inaad ka warceliso.
- Natiijo: waa natiijada ugaarsatada guulaysatay.
- Horyaal: waa kala sarraynta dhibcaha Ugaarsatada ugu sarraysa.


-------------------------------
Lama hubo in sidaas u shaqaynayo Appka balse adiga ayaa ogaan kara!!
*** WALINA HORUMARIN AYAA KUSOCDA APPKA ***

Similar Apps

Xikmado

Xikmado

4.7

Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan...

Kororso Aqoontaada

Kororso Aqoontaada

4.8

Kororso Aqoontaada, wuxuu ka kooban yahay Su'aalo iyo Jawaabo, wuxuuna leeyahay qayb...

247 iJaby | Positive habits

247 iJaby | Positive habits

0.0

247 iJbay: It is a mini todo App that makes easy for...

Words Note

Words Note

0.0

Words Note: is a mini note app that you can use to...

ErayLabe | Isku aaddi xarfaha

ErayLabe | Isku aaddi xarfaha

0.0

ErayLabe waa ciyaar fudud, oo ku salaysan xarfo la isku-aaddinayo si looga...

Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta

Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta

0.0

******************* SOMALI ********************ShilinKaabe App: waa App kooban oo kuu suurta-galin kara inaad...

author
Guul tugaarsade
Bakar-PUPG Geming
author
Waan kahelay horay usoco 👏
Said Hassan