Back to Top
Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta Screenshot 0
Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta Screenshot 1
Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta Screenshot 2
Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta

******************* SOMALI ********************
ShilinKaabe App: waa App kooban oo kuu suurta-galin kara inaad la socoto dhaq-dhaqaaqaaga xisaabeed (maaliyadeed). Wuxuuna ka kooban yahay Qaybahan soo socdaa:
1. Xisaabaadka: oo ah meesha aad ku qoran lahayd Xisaabta kaa baxday iyo midda kusoo gashayba.
2. Xisaab-xir: waa meesha kuu suurta-galinaysa inaad xirto dhaq-dhaqaaqa xisaabeed ee hadda socda.
3. Xisaab hore: waa meesha aad ka arki karto Xisaabtii hore ee la xiray.
4. Xogta xiro: waxay kuu suurta-galinaysaa inaan xogtaada cid kale aysan arkin ama wax ka badalin.
5. Iyo qayb kale oo kuu fududaynaysaa inaad kala ogaato lacagaha meel gaar ah kaaga baxay. Tusaale ahaan; Lacagta bas-raaca, qadada iyo lacagaha magac iskumid ah wadaaga.

Lasoco Xisaabtaada.. Dhaqaalayso..

******************* ENGLISH ********************
ShilinKaabe App: is a mini note app that allows you to keep track of your financial activities. It consists of the following sections:
1. Accounts: where you would write down the accounts you lost and those you entered.
2. End Current: this is the place where you can close the current accounting activity.
3. Previous Account: This is where you can see the previous closed Account.
4. Secure data: allows you to keep your data private and unobtrusive.
5. And another part that makes it easier for you to find out how much money you have left out. For example; bus taking money, lunch and other fees of the same category.

Keep track of your account ..

Similar Apps

Xikmado

Xikmado

4.7

Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan...

Kororso Aqoontaada

Kororso Aqoontaada

4.8

Kororso Aqoontaada, wuxuu ka kooban yahay Su'aalo iyo Jawaabo, wuxuuna leeyahay qayb...

247 iJaby | Positive habits

247 iJaby | Positive habits

0.0

247 iJbay: It is a mini todo App that makes easy for...

Words Note

Words Note

0.0

Words Note: is a mini note app that you can use to...

ErayLabe | Isku aaddi xarfaha

ErayLabe | Isku aaddi xarfaha

0.0

ErayLabe waa ciyaar fudud, oo ku salaysan xarfo la isku-aaddinayo si looga...

Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta

Shilinkaabe | Maamulo Xisaabta

0.0

******************* SOMALI ********************ShilinKaabe App: waa App kooban oo kuu suurta-galin kara inaad...

author
This app is good it performs you alot of things
Saalim Cadde
author
Aad ayaa inoo anfaceesaan wllyl mar waliba i adeega shcabkiina io dalkiinaba
Lacag Samees
author
100/100 waaye appkaan
Ahmed Abdikareem
author
My app shiling kaabe🙏
Ahmed Cali
author
Ok
Yahya Ali shequna
author
Thangs sxp
Mohamed Shariif