Back to Top
Fatwa Fishing Co Screenshot 0
Fatwa Fishing Co Screenshot 1
Fatwa Fishing Co Screenshot 2
Fatwa Fishing Co Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Fatwa Fishing Co

HORUDHAC
Fatwa Fishing Company waa shirkad Soomaaliyeed oo iibiso malaayga ama kallunka noocyadiisa kala duwan ayadoo ku iibiso habab kala duwan sida E-commerce , Dukkaan ama Suuq wareega ,Fatwa Fishing Co. waxay kuu fudedeysay in aad hesho mallaay ama kalluun adoo joogo gurigaada , goobtaada shaqo hadii aad tahay hotel , maqaayad ama hooyo gurigeeda joogta si fudud ula soo dagi kartaa Mobile Application ka kaasoo aad ka heli doonto nuuc kasta ee malaay ee ilaah nagu manneeystay.
Siduu u shaqeeyaa App ka Fatwa
Suuqa online ka ah ee Fatwa Fishing waxaad ka heleysaa dhamaan nuucyada kala duwan ee Malaay ama kalluun , waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App ka Kaluunka ee Fatwa markaad la soo dagto waxaad kala socon kartaa qiima dhimiskasta ee aan sameyno iyo noocyada kalluunka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku rago / Download gareyso App ka Mallaayga ee Fatwa Fishing Company oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Kalluunka / Malaayga aad ka heleyso waa noocyadaan (E-Commerce Fatwa Fishing App / Store)
1. Jeedar ama Tebedin
a. Waxaa kaloo loo yaqaanaa Thunnus albacares/ Yellowfin tuna

2. Aargoosto
a. Nephropidae spp. Lobster
3. Sanuura ama Dabagucun
a. Waxaa kaloo loo yaqaanaa Katsuwonus pelamis / Skipjack tuna
4. Shiiraan – Qariib
Caranx ignobilis - Giant travally
5. Shiiraan – Shofe
Gnathanodon spp. Travally - jacks
6. Libaax Badeed ama Burceyd
a. Waxaa kaloo loo yaqaanaa Carcharhinus spp / Sharks
7. Funni ama Gacoore
a. Katsuwonus pelamis / Skipjack tuna
8. Maanbiyo ama Fuur
a. Scomber spp/Common croaker
9. Duusho ama Sanaani
a. Cephalopod spp / Squid or cuttlefish or calamari

10. Aluuso ama Subsaalim - ama Ganaad
a. Cephalopod spp /Squid or cuttlefish or calamari
11. Faramugo ama Farabadan - ama Sanani faroley
a. Octopoda spp / Octopus
12. Daambiri Madooble ama Qanjoole
a. Istiophorus spp / Sailfish
13. Yuunbi Baxareed ama Taraaqad Qubad
Acanthocybium solandri / Wahoo
14. Gacash Gaduud ama Samco
Lutjanus sebae / Red emperor

15. Xarshaasho Mool ama Carsanyo
Portunus armatus / Blue swimmer crab
16. Baalaley ama Safan
Dasyatis spp / Ray
17. Malaay yar yar ama Sanla ama Caydi
Sardinella spp Sardine
18. Sumeyn ama Qardabo
Plectorhinchus spp Coral sweetlip
19. Carsaanyo Badeed ama Carsanyo
Scylla serrata Mud crap
20. Yuunbi Baxareed ama Biciireed – labo
Scomberomorus munroi - Spotted mackerel
21. Jeedar Ustuwaane ama Dabodheer
Thunnus tonggol - Long tail tuna
22. Yuunbi Saynab ama Taraaqad
Scomberomorus commerson Spanish mackerel
Ganacsiga Fatwa Fishing Waxaa muhiimadda saarayaa
a. In wax kheyraadka dalkeena laga faa’ideysto
b. In nuuc kasta oo kalluun ama malaay ah aad ku heli karto fadhigaada
c. Inaad ku adeegan karto hab online waliba casri kuna bixin karo lacagta EVC,E-DAHAB ,E-MAAL

Similar Apps

ebinali.com

ebinali.com

0.0

ebinAlai waa Dukaan online ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan...

Digital Data Service

Digital Data Service

0.0

Digital Data Service waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato...

Surad Online

Surad Online

0.0

Surad is best online shopping app in Africa, which makes Africans' shopping...

Qaran Jobs

Qaran Jobs

0.0

QARAN JOBS is one of the leading job advertizing sites in Somalia...

Baidoa Radio

Baidoa Radio

0.0

Radio Baidoa- is an independent non political, Religion, no ethnic, media...

Awdheegle Data Online

Awdheegle Data Online

0.0

Awdhiigle Data waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka...

author
Impressive technology in fishing industry! Easy and vert friendly to use. It makes easy to order fish at home. Fatwa Fish App is an ideal service for everyone.
A Google user