Back to Top
Kaiibso Online Market Screenshot 0
Kaiibso Online Market Screenshot 1
Kaiibso Online Market Screenshot 2
Kaiibso Online Market Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Kaiibso Online Market

HORUDHAC

Kaiibso online market Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-commerce qaybihiisa kala duwan, waxay u dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka, sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaamil la ah kaiibso online market.
Kaiibso online market wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya


Qaabka uu u shaquuyo appka :

Waxa uu u diyaar san yahay qaab ay isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-commerce ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.



Waxa uu ka kooban yahay appka


*Shopping :

Kaiibso online market shopping waxaa ka mid ah: Electronics, furniture’s ,stationary iyo cosmetics.
Kaiibso online market waxaa ka heli kartaa wax walba oo xariir la leh shopping.
Kaiibso online market waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-plus , E-dahab , E-maal ,master card

*Maqaayadaha :

Kaiibso online market waxaad ka heli kartaa adeeg yada ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab online ah, sidoo kale waxay kaiibso online market kuu fududayneesaa in laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah.
Kaiibso online market waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada travel agencies adigoo si fudud uhili kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay baxayaan goobta ay aada yaan iyo qiimahooda , ka dibna waxaa si sahlan ku iibsan kartaa ticket qaab online ah .

*Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso online market inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara online ka .

*Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso online market sawirada baabuurta ,naqashadaha baabuurta ,qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

*Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso online market waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka ,goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

*Hospitals :

Kaiibso online market waxa ay isku xiraysaa macaamiisha iyo hospitals ka ayada oo u fududayneeso macaamiisha adeeg yada ay bixiyaan hospitals ka.
Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan numbers ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab online ah.



**Ujeedada guud :

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda ay hayaan ganacsatada ku xiran kaiibso online market.
• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina aad u diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.
• Inaad wax ka iibsan kartid marwalba

Similar Apps

Rayan Data Service

Rayan Data Service

0.0

Rayan Dataa waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka...

SMART Data

SMART Data

0.0

SMART Data waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka...

ebinali.com

ebinali.com

0.0

ebinAlai waa Dukaan online ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan...

Digital Data Service

Digital Data Service

0.0

Digital Data Service waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato...

Surad Online

Surad Online

0.0

Surad is best online shopping app in Africa, which makes Africans' shopping...

Qaran Jobs

Qaran Jobs

0.0

QARAN JOBS is one of the leading job advertizing sites in Somalia...

author
Ok
Suhayb Ali
author
Masha Allah waa ku faaiday
ribaaj de lovely