Back to Top
Geddi App Screenshot 0
Geddi App Screenshot 1
Geddi App Screenshot 2
Geddi App Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Geddi App

Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga Somaliya, Kenya, Jabuti iyo Itopbiya, Sidoo Kale Geddi App waxaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha iyo soo saarista Kargo alaabta kuusoo qaada.

Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay muddo 10 daqiiqo ah.

Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan Dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.

Similar Apps

Turksom Group

Turksom Group

0.0

Turksom Market waa dukaan si fudud uga soo dalbana karto alaabaha asaasagi...

Bulsho Kaabe

Bulsho Kaabe

0.0

Bulsho Kaabe App waxaad ka dalban kartaan Ticket-ka Isbitaalada...

Bulsho Tech

Bulsho Tech

0.0

Bulsho Tech App waa Application aad si fudud uga jaran karto Ticket-yada...

Geddi App

Geddi App

0.0

Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato...

Somali Sudanese Hospital

Somali Sudanese Hospital

0.0

Kusoo dhawoow Appka Dalbashada dhaqaatiirta ee Isbitaalka Somali Sudanese.App-kan waxaad ka heli...

Isbitaalka Indhaha Bulsho

Isbitaalka Indhaha Bulsho

0.0

Kusoo dhawoow Appka Dalbashada dhaqaatiirta ee Isbitaalka Indhaha ee Bulsho.App-kan waxaad...