Back to Top
kobac Screenshot 0
kobac Screenshot 1
kobac Screenshot 2
kobac Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About kobac

Adeeggan KOBAC, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ah oo tayaysan, ayna u dhigayaan culimada soomaaliyeed, isla markaana uu ardaygu ku heli doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.ntaas waxa dheer, su’aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ah ee intaa aan ahayn ee uu macmiilku u baahdo uu si toos u soo weydiin karo culimada.

Similar Apps

Dhaweeye Darawal

Dhaweeye Darawal

4.8

Qaabka is diiwaangalinta-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama...

Dhaweeye

Dhaweeye

4.2

Qaabka is diiwaangalinta-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama...

Balansameeye

Balansameeye

0.0

balansameeyewaa app ku sahlaya ina qabsato ballamaha sida inad hotel ballansato ama...

Rikaab Darawal

Rikaab Darawal

0.0

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku...

naqtiin

naqtiin

0.0

naqtiin app wa app loogu talagalay ardayda in eey ka helaan casharada...

caafi

caafi

0.0

App For Booking Appointments...