Back to Top
Rikaab Darawal Screenshot 0
Rikaab Darawal Screenshot 1
Rikaab Darawal Screenshot 2
Rikaab Darawal Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Rikaab Darawal

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab
1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.
9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

Similar Apps

Dhaweeye Darawal

Dhaweeye Darawal

4.8

Qaabka is diiwaangalinta-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama...

Dhaweeye

Dhaweeye

4.2

Qaabka is diiwaangalinta-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama...

Balansameeye

Balansameeye

0.0

balansameeyewaa app ku sahlaya ina qabsato ballamaha sida inad hotel ballansato ama...

kobac

kobac

0.0

Adeeggan KOBAC, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo,...

naqtiin

naqtiin

0.0

naqtiin app wa app loogu talagalay ardayda in eey ka helaan casharada...

caafi

caafi

0.0

App For Booking Appointments...

author
Waa app kihore ka casrisan thanks rikaab
liban mire
author
bets app
Ali hassan Tiibo
author
Waa app casri ah waan ka helay runtii ka derawal ahaan shaqeydii maalinla ahayd waxa uu ka dhigay mid sahlan
Ilkacase Ahmed
author
Bets application
mohamed bin ali
author
Its very good
xaaji media
author
Ok
Rikaab Rikaab