Back to Top
Wardi Tasbiix Screenshot 0
Wardi Tasbiix Screenshot 1
Wardi Tasbiix Screenshot 2
Wardi Tasbiix Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Wardi Tasbiix

* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda dhabta ah.
* Waxay noqon doontaa kaaliyahaaga ugu weyn markaad samaynayso wardi tasbiix.
* Ha ka welwelin in tusbaxa guriga looga tagay.
* Waxa uu leeyahay appkan Adkaarta subaxa iyo galabta.
* Waxa uu leeyahay appkan 99ka magac ee allah iyo macnahooda.

99 Magac ee ALLE ama AsmaUlXusna waxay ka dhigan yihiin Magacyada ugu Quruxda badan (Allaah). "Allaah" waa magaca ugu sarreeya, rabbaaniga ah ee awoodda badan ee Alle SWT. Sagaalka iyo sagaashanka magac ee Alle waa sifada aAlle SWT. Waxaad ku baran doontaa mid kasta oo sharafta leh magaca ALLAH oo macneheedu yahay Afsoomali

App-ka waa sadaqo weligeed ah (Sadaqa Jariah). Markaa la wadaag app-kan asxaabtaada iyo xubnaha qoyskaaga..

Similar Apps

Aasaas Tv Musalsal

Aasaas Tv Musalsal

0.0

Soo hel musalsalka riwaayadaha ah ee soo jiidashada leh iyo filimaanta blockbuster-ka...

Xisaabi Sakada

Xisaabi Sakada

0.0

App-kayagu waxa uu sameeyay dib-u-habayn dhamaystiran, isaga oo soo bandhigayo naqshad cusub....

Wardi Tasbiix

Wardi Tasbiix

0.0

* Waxa uu leeyahay appkan astaamo la mid ah tan tirinta Tasbeexda...

Somali blogger

Somali blogger

0.0

Somali blogger is a free courses, articles and book summaries site The...

Caawiye App Ask & Get Answers

Caawiye App Ask & Get Answers

0.0

Caawiye App waa madal su'aalo iyo jawaabo u ah bulshada afka Soomaaliga...