Qaamuus Academy
Qaamuus waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab fogaan dhigad ah (Elearning).
About Qaamuus Academy
Akaademiyadda Qaamuus: waa goob waxbarasho oo ku shaqaysa hab elektarooni ah, kuna baxaysa si fogaan dhigad ah (Elearning), taas oo loo gu talogalay, kobcinta iyo kor u qaadista aqoonta ardayda iyo barayaasha labadaba. Iyo sidoo kale u carbinta iyo u diyaarinta ardayda jaamacaddaha ka qalinjebisa sidii ay u abuuran lahaayeen shaqo ama loogu heli lahaa shaqo. Si taas loo gaadho wax ay akaademiyadda Qaamuus bixinaysaa casharro iyo tababarro ay fulinayaan khubaro iyo barayaal sare (Professors) kuwaas oo ka kala socda dalal ka la duwan, aqoon xeeldheer na u leh, laamaha cilmiga ay ee ay bixinayaan
Similar Apps
100 Pass BTT FTT Driving Quiz
Great practice experience
كتاب الرياضيات للسنة 3 ثانوي
Mathematics 3 secondary school book for scientific divisions (Experimental Sciences Division - Mathematics - Mathematical Technician)
Emporia Education
"Mindful Moments: Promote mindfulness and meditation for all ages."
Impersonalny
Use Impersonal from anywhere in the world!
ملخص جميع المقالات الفلسفة BAC
Summary of all articles: Philosophy for all people.. Baccalaureate 🔥
Deutsch Lernen A1 A2 B1 B2 C1
Learn German A1- A2- B1- B2- C1 This German learning app works perfectly