Shankaron Diriye
Waxaan raacay maandeeq air wax badana dad kalana ticket waa ugu jaray, waxaan u sheegayaa dadka dayaarada maamulo,in rakaanka raaca subaxdii diyaarada oo ay yiraahdaan waa in la yimaadaa 6:00am Gurigooda ay ka soo baxaan guraac la'aan. lHadan dayaarada ay soo raacaan10:00am--11:00. Aan la siinin guraac, kaliya la siiyo gabal doolsho ah iyo biyo,taas macquul miyaal???. Ma waxaa loo waayey hal sandwich 🥪 iyo biyo xitaa as quraac???
3 people found this review helpful