Back to Top
Murti iyo Maahmaahyo Screenshot 0
Murti iyo Maahmaahyo Screenshot 1
Murti iyo Maahmaahyo Screenshot 2
Murti iyo Maahmaahyo Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Murti iyo Maahmaahyo

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan

Similar Apps

Murti iyo Maahmaahyo

Murti iyo Maahmaahyo

4.8

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa...

Dhiiri Galin Maalinlaa

Dhiiri Galin Maalinlaa

4.7

Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka kooban yahay...

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

5.0

( Qoraaga Buugga )"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer...

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

0.0

Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay...

Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD

Tuuji Maskaxda Dhaqanka iyo HD

0.0

Waa game ama ciyaar loogu talagalay in ay dhalintu iskaga dhisto dhaqnkooda...

Sawiro iska hadlaya

Sawiro iska hadlaya

5.0

Barnaamijka wuxuu koobayaa saddex dhinac oo nolosheena quseeya oo kala ah ,...

Frequently Asked Questions(FAQ)

Waxa barnaamijka Murti iyo Maahmaahyo ku jiraa?

Barnaamijka Murti iyo Maahmaahyo waxa ku jiri doona qaybo badan oo kala ah maahmaahyada soomaaliyeed, oo ay ka kooban tahay tuducley iyo tiroley, iyo sheekooyin.

Waxa barnaamijkan si aan u dhamaystirno uu uga koobnaa qaybo badan oo ka mid ah maahmaahyada?

Haddii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid barnaamijka Murti iyo Maahmaahyo, waxaanu halkaan ku dadaalnaa in mar walba aanu ku soo kordhinno barnaamijka, si aan ugu dhamaystirno iyo si aan ugu baahno. FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan.
author
Good 100%
zahra gesey
author
Waad mahsantihin app kan aad noosameesen waxaan niileeyahay mormar wacan
Xaliima Sacdiya
author
Raggaas dedaalkan sameeyay waan hambalyaynayaa hawl fiican ayay qabteen
Maan Koriye
author
Maasha allaah
Mahad Abshir
author
Murti
Mo Geelgaaxshe
author
Ok
Apdilahi Maxamed