About Tamaam Darawal
Tamaam Taxi
Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.
Car rental
Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.
Food delivery
Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.
Water truck delivery
Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.
Plumber
Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.
Electrician
Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.
Tamaam Darawal details
Tamaam Darawal is a free Travel & Local app for Android with 1,000+ installs on Google Play and a 4.9/5 average rating from 50 ratings. It was released on July 10, 2019 and last updated on October 17, 2019. It's developed by Tamaam Taxi. It requires Android 4.2 or later.
- Category
- Travel & Local
- Rating
- 4.9 / 5 (50 ratings)
- Installs
- 1,000+
- Price
- Free
- In-app purchases
- No
- Ads
- No ads
- Current version
- 1.5
- Size
- 15M
- Requires Android
- 4.2 and up
- Content rating
- Everyone
- Released
- July 10, 2019
- Last updated
- October 17, 2019
- Developer
- Tamaam Taxi
Similar Apps
Qalam Platform
The main objectives of Qalam are:• Make primary and secondary school students...
Qaaf
Qaaf is The largest online learning community platform in Somaliland with thousands...
Tamaam Delivery
Food delivery Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto...