Hordhaca Kitaabka
Mahad Allaa leh, naxariistii iyo nabadgelyadii Alle ha ahaadeen Nabigayagii Muxammad kor kiisa, ehel kiisa, asxaab tiisii iyo intii samaanta ku raacday ilaa maalinta qiyaamaha. Waxaynu ogsoon nahay in labada asal ee loo noqdo si loo fahmo diinta Islaamka , saldhiggana u ah nolosha qofka muslimka ahi inay yihiin Qur’aanka kariimka iyo sunnada dahiran ee nebiga (scw). Midka hore ee ah (Qur’aanka) waa hadalkii Allah (swt); midka labaadna oo ah sunnada ama xadiiska nebiga hadba kan loo yaqaan wa tusaalooyinkii nebiga (scw) ee waajibka ah in la raaco, siduu Allahii casiiska ahaa yiri:
Tafsiir Qur'aanku (tafāsiir, hees. tafsiir) waxay had iyo jeer udub dhexaad u...
Muxaadirooyin- Garashada Noloosha- Fadliga Masjidka- Dhalinyarada-Dardaaran-Baqooradi Xumxumaa-Muslimka Dunida-Salaada-Ardayda Wax Barta-Alle wuxuu jideeyayiyo...
Seenaa IslaamaaSeenaa Islaamaa Wal-duraa duubaanKutaa 12 of keessaa qabu. Appii kana keessatti...
Somali Library -Taajir iyo Faqiir-Kartida Jacaylka-Awooda Dabeecada-iyo Buugaag aan dhawaan so bixi...
Sheekh Xuseen Cali JabuutiMUXAADIROOYIN-Qisooyin-Maalinka Akhiro-Naarta-Salaadda-nabiga scw-Geerida iyo Muxaadirooyin kalo tiro badan...
Ku soo Dhawaawo appkMasgaxdu Quudii appkani waa bilaash wax lacaga kuma bixiinaysiid,Heeso...
Frequently Asked Questions(FAQ)
Created with AppPage.net
Similar Apps - visible in preview.