Back to Top
Carab Technology Center Screenshot 0
Carab Technology Center Screenshot 1
Carab Technology Center Screenshot 2
Carab Technology Center Screenshot 3
Free website generator for mobile apps; privacy policy, app-ads.txt support and more... AppPage.net

About Carab Technology Center

Carab Technology Service waawaa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah , waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha ,wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka .



 Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka



Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida , annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato .

Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaa u baahato .

Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa

Similar Apps

Orshe Online

Orshe Online

0.0

orshe online waa appka wax iibsiga somalia,ethipia,somaliland....

Dawlada H. Hargeisa

Dawlada H. Hargeisa

0.0

appka cusub ee dawlada hoose ee hargeisa kala soco...

Cawaale Money Exchange

Cawaale Money Exchange

0.0

ku soo dhawaw sariflaha caanka ah ee Cawaale Money Exchange goor kasta...

Khaalid Foodhaadhi

Khaalid Foodhaadhi

0.0

kala soco Khaalid Foodhaadhi App.Latest news, programs, reports, stay tuned to Khaalid...

Oh My Cash

Oh My Cash

0.0

Anytime you want, anywhere you might be. Search, browse, preview and purchase...